Haweenka waxay qaadi karaan uur haddii ay ugxaantaadu soo baxdo marka ugu horeysa (wareegeeda kowaad). Taasi waxay ka dhigan tahay inay haweeneydu uur qaadi karto oo ay uuraysan kahor inta ayna marka kowaad caado yeelan.

Marka kowaad ee ay ugxaanteedu soo baxeen, gaadhu waxay uur qaadi kartaa 6 maalmood bil kasta. Haddii ay haweeneydu samayso galmo lixdaa maalood, waxay qaadi kartaa uur, xataa haddii ay galmo markii ugu horeysay samaysay. 

Ninku waxa uu ilmo dhali karaa marka ay marka ugu horeysa biyo ka yimaadaan. Isagu waxa uu yeelanayaa biyaha taranka marka uu gaadho qaan gaadh. Xataa haddii uu galmo samaynayo markii ugu horeysay, ninku waxa uu uurayn karaa haweeneyda.

Haddii aanad doonaynin inaad uur qaado isticmaal uur baajiye.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo