Dad badan, kuwa waawayn iyo kuwa yaryar, waxay dareemi karaan mushkilado galmada inta uu nool yahay. Tani waa caadi.
Badanaa mushkilada galmadu waxay baaba'aan mudo kadib. Waxaa badanaa keenaa:

Mushkiladaha galmada ugu caansan

Mushkiladaha galmada ugu caansani waa:

  • rabitaan la'aan galmo yar ama ayna jirinba;
  • labada qof ee lamaanaha ah ee mid kamid ah ayaa yeesha rabitaan galmo oo ka yar ka kale;
  • gudaha ferjiga oo qalalan;
  • mushkilad inaanay qofka biyo ka iman;
  • bilaa biyo dhac, ama in uu qofku degdeg u biyo dhaco;
  • cadaadiska badan waxa uu ka yimaadaa murqaha miskaga hoose ee adkaada
  • damqasho marka uu xubinta taranku gasho xubinta taranka.

Muuqaalada galmada ee badan

Waa iska CAADI inaad daawato muuqaalada galmada, laakiin haddii aad badsato waxay keeneysaa mushkilad. Waxay keeni kartaa inaad wax been ah ka filato galmada. Waxay sidoo kale saamaynaysaa noloshaada bulshada ama waxay ku keeneysaa mushkilad xidhiidhkaaga. 

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo