Kala hadal lamaanahaaga wixii ku saabsan mushkilada galmada iyo waxa aad dareemeyso. Sidoo kale ka wada hadla waxa aad doonaysaan iyo waxa aynaad ka doonaynin galmada

U fiirso naftaada iyo lamanahaaga. Waxaad heshaan wax wanaagsan oo aad wada samayn kartaan. 

Abuurmida jawi kacsan.

Isku day inaad yeelato kal duwanaansho noloshaada galmada ah

Kici rabitaankaaga galmada iyo rabitaanka lamaanahaaga:  

  • Ka wada hadla lamaanahaaga sida aad u wanaajin kartaa noloshiina galmo
  • Ka wada hadla waxa aad jeceshihiin ee galmada; 
  • Daawada sawiro ama filimaan qaaqaawan, akhrista sheekooyin galmo, iwm.

Xaqiiji in adiga iyo lamaanahaaguba ay hamadiinu wada kacdo marka aad galmo samaysaan. 

Haddii aad u aragtay inaad isticmaashay muuqaalo galmo oo badan, isku day inaad xakamayso habdhaqankaaga, tusaale ahaan:

  • adiga oo xadidaya wakhtiga aad maalin kasta isticmaasho internetka;
  • inaad qabato hawlo kale oo dareen fiican aad ka heleyso: isboorti, waxaad jeceshahay, iwm.

Haddii aynaad wada helin xal lamaanahaaga ama ay mushkiladu sii taagnaato, la hadal xirfadle caafimaad.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo