Ma jirto wax sharci ah oo qeexaya waxa uu yahay galmada wanaagsan iyo galmada xun. Waxa ku kala duwan dadka. 

Lamaanahaaga ayaad isla go'aaminaysaan inta jeer, inta ay le'eg tahay, goobta iyo sida aad galmada aad u samaynayso. Idinka oo wada jira ayaad isla qaadanaysaan galmada aad labadiinuba ka heshaan. Haddii ay daruuri tahay, waxaad sidoo kale kala hadli kartaa xirfadle caafimaad.

Waxaad sidoo kale ku xadidi kartaa hadal. Maaha inaad samayso sida dadka kale oo kale. 

Inta jeer ee galmado way is badashaa mar kasta oo xidhiidh la yeesho. Mararka qaar, waxaad samaynaysaa galmo ka badan inta dadka kale sameeyaan. Tani waa caadi.

Qof kastaa waxa uu leeyahay libido kala duwan. Libido-gaagu wuu kala duwanaan karaa maalin kasta taas oo ku xidhan jawigaaga, cimilada iyo inta uu le'eg yahay dareenkaagu. 

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo