Jidhka nin kastaa si gooni ah ayuu u eeg yahay. Ma jiraan shuruuddo gaar ah oo laga rabo. Jidhadhku waxay ku kala duwaanaan karaan, tusaale ahaan:

  • midabka maqaarka;
  • qaabka guud;
  • miisaanka;
  • dhererka;
  • gus;
  • xadiga iyo midabka timaha hoose iyo timaha jidhka.

Raga qaar waxay iska xiiraan timaha hoose ama jidhkooda, qaarna isma xiiraan. Taasi waa ikhtiyaar.

Qaabka jidhku u eeg yahay muhiim uma aha sida uu u shaqeeyo.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo