Maydh guska maalin kasta. Haday kugu taalo buuryo dib u jiid maqaarka sare oo biyo ku maydh dhalfada.

Laguma taliyo in lagu maydho sabuun cadar leh. Isticmaal sabuun dabiici ah oo aan wax cuncun ah kugu keeneynin. Waxaa la door bidayaa, inaanad wax saabuun ah gebi ahaanba isticmaalin.

Raga qaar ayaa iska xiira timaha hoose. Tani waxaa loo samayn karaa qurux, laakiin daruuri uma aha nadaafada.

Gudniinku muhiim uma aha nadaafada jidhka.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo