Aaga u dhaxeeya dabada iyo xubinta taranka

Waa maqaarka u dhaxeeya xiniinyaha iyo dabada (raga)/ gudaha ferjiga (haweeneyda) iyo dabada. Raga iyo haweenku labaduna, aagan u dhaxeeya xubinta taranka iyo dabadu waa meel xamigoodu uu ka kaco.

Perineum

Skin between the scrotum (men)/vagina (women) and the anus. In both men and women, the perineum is an erogenous zone.