Afka ugu raaxaynta haweeneyda

Waa nooc galmada afka ah. Marka la samaynayo afka ugu raaxaynta haweeneyda, qof ayaa carabka ama afka ugu wadwadaya kintirka, gudaha ferjiga iyo dabnaha xubinta taranka haweeneyda.

Cunnilingus

A kind of oral sex. When performing cunnilingus, another person stimulates a woman's clitoris, vagina and labia with the tongue and mouth.