Caabuqa fanguska

Caabuq xubnaha taranka ah oo uu keeno fangusku. Sababta ugu wayni waa in dareere badan iyo cuncun ay yeelato xubinta taranku. Caabuqa fangusta waxaa lagu daweeyaa kiriim ama kiniin. Caabuq fanguska waxaa la iskugu gudbiyaa galmada laakiin way yar tahay. Waxyaabaha kale ee keena, tusaale ahaan, waa qaadashada antibayootiga, badalka hormoonada wakhtiga uurka, qaadashada kiniinka uur baajiyaha ama diciifnimo nidaamka difaaca ah.

Fungal infection

An infection of the sexual organs caused by a fungus. The main symptoms are increased discharge and itching. A fungal infection can be cured with a cream or tablets. A fungal infection can be transmitted during sex but this is rare. Other causes are, for example, taking antibiotics, hormone replacement during pregnancy, taking the contraceptive pill or a weakening of the immune system.