Calaamado

Calaamad muujinaysa in aad xanuunsanayso ama caabuq aad qaaday, tusaale ahaan: xanuun, dareere, daal, boogo.

Symptom

A sign which shows that you have a disease or an infection, for example: pain, discharge, tiredness, warts.