Chlamydia

Chlamydia waa xanuun galmo lagu kala qado oo caabuq ku keena gudaha ferjiga ama meesha laga kaajo. Badanaa dadka qaba chlamydia ma laha wax calaamad ah. Calaamadaha chlamydia waxaa kamid noqon kara cun cun ama dareen olol oo xubinta taranka ah iyo dareere badan oo kasoo baxa gudaha ferjiga haweenka ama raga. Isticmaal koondhom marka aad galmo samaynayso si aad caabuqa iskaga ilaaliso. Chlamydia waxaa keena baakteeriya waxaana lagu dawayn karaa antibayootik.

Chlamydia

Chlamydia is a common STI that can infect the vagina or urethra. Most people with chlamydia have no symptoms. Symptoms of chlamydia include an itching or burning sensation in the genitals and increased vaginal or penile discharge. Using a condom when having sex protects against the infection. Chlamydia is caused by a bacteria and can be cured with antibiotics.