Ciyaarta hordhaca galmada u ah

Lamaanuhu waxay ay midba midka kale kiciyaa hamadiisa ama rabitaankiisa galmada si ay iskugu galmoodaan, tusaale ahaan, laabta gelin, dhunkasho, salaax, duugid ama jaqid. Ciyaarta hordhaca ahi waxay horseedaa galmo ama nooc kale oo galmo ah, laakiin markasta maaha. Ciyaarta hordhaca galmada u ahi way ku kala duwan tahay lamaane kasta.

Foreplay

Partners stimulating or arousing each other sexually, for example by caressing, kissing, cuddling, giving massages or licking. The foreplay usually leads to sexual intercourse or another kind of sex, but not always. The foreplay is different for each couple.