Dadka caadiga ah

Dadka caadiga ah waxay ka dhigan tahay dareen iyo xidhiidh galmo oo dadka jinsiga kale ah ka dhaxeeya. Raga haweenka jecel iyo haween raga jecel.

Heterosexuality

Heterosexuality means being emotionally and sexually attracted to people of the other sex. Men feel attracted to women and women to men.