Dareeraha amniotic

Dareeraha ku xeeran ilmaha ku jira makaanka. Dareeraha amnoitic waxay ilaaliyaan ilmaha uurka ku jira. Haddii loo baahdo, dhakhtarka ayaa ka qaadi kara xadi yar oo dareeraha amniotic ah si uu u eego haddii ilmaha uurka ku jiraa uu caafimaad qabo.

Amniotic fluid

Fluid surrounding the foetus in the uterus. The amniotic fluid protects the foetus. If necessary, a doctor can take a small amount of amniotic fluid to see if the foetus is healthy.