Dareere ka yimi gudaha ferjiga haweeneyda

Waa bilaa midab ama dareere cadaan ah oo gudaha ferjiga kasoo baxa. Tani waa caadi. Dareeruhu waxa uu ka baajiyaa gudaha ferjiga inayna qalalin. Waxa uu sidoo kale ka ilaaliyaa caabuqa. Haweenku waxay leeyihiin dareere cadaan ah oo badan maalmaha ay uurka qaadi karto ee wareega iyo inta ay uurka leeyihiin.

Vaginal discharge

Colourless or white fluid from the vagina. This is normal. The fluid prevents the vagina from drying out. It also protects against infections. Woman have more white discharge during the fertile days of their cycle and during pregnancy.