Dareere ka yimi gudaha ferjiga haweenka

Dareere dabiici ah oo ku jira gudaha ferjiga. Gudaha ferjiga wuu qoyaa marka ay haweeneyda hamadeedu kacdo. Markaas, dareereha gudaha ferjiga waxay u fududaysaa in gusku galo gudaha ferjiga.

Vaginal fluid

Natural fluid in the vagina. The vagina becomes wetter than normal when a woman is aroused. In this way, vaginal fluid helps the penis to enter the vagina.