Dareerid

Dareeraha kasoo baxa jidhka, tusaale ahaan: gudaha ferjiga, guska, dabada. Mararka qaar waxaa kaasoo baxa dareere badan ama dareere ur xun. Taasi waxaa keeni kara caabuq.

Discharge

Fluid leaving the body, for example: from the vagina, penis, anus. Sometimes you have lots of discharge or discharge with an unpleasant smell. This can be caused by an infection.