Dawo la qoro

Waa dawo uu kuu qoray xirfadle caafimaad taas oo ah mid aad qaadanayso. Marka la qoro, waxaad ka iibsan kartaa farmasiga dawada. Waxaad ku heli kartaa qoraalka dawada iyada oo warqad ku qoran ama elektoroonig ahaan ah. Qoraalka ayaa looga baahan yahay in laga helo dawooyinka qaar kuwo kalena looma baahna.

Prescription

An order from a health professional on which medicines you have to take. With a prescription, you can buy medicines at the pharmacy. You can get the prescription both in writing or electronically. A prescription is required for some medicines but not for others.