Dhakhtar

Qof lagu tabo baray inuu daweeyo dadka xanuunsanaya. Dhakhtarku waxa uu qori karaa dawooyin. Dhakhtarku waxa uu noqon karaa nin ama naag. Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka galmada, uur baajiyaha iyo uurka. Dhakhtarka waa ka mamnuuc inuu u sheego dadka kale waxa aad u sheegtay. Tani waa macluumaadka sir ah(qarsoodi).

Doctor

Someone who is trained to cure sick people. Doctors can prescribe medicines. A doctor may be a man or a woman. You can talk with a doctor about sexuality, contraception and pregnancy. A doctor is not allowed to tell others what you told him or her. That is confidential (secret) information.