Dhakhtarka haweenka

Waa dhakhatar ku takhasusa daryeelka caafimaad ee wakhtiga uurka, uur baajiyaha iyo xanuunada haweenka. Dhakhtarka haweenku waxa uu noqon karaa nin ama naag.

Gynaecologist

A doctor who has specialized in health care during pregnancy, in contraception and in women's diseases. A gynaecologist may be a woman or a man.