Dhalmo

Dhalida ilmaha oo kasoo jidhka hooyada marka uu caalamka imanayo. Naburka fooshu waxa uu ilmaha banaanka ugasoo riixaa makaanka oo waxa uu kasoo saaraa gudaha ferjiga haweeneyda. Umulisadu waxay ka caawisaa hooyada dhalmada.

Birth

During birth the baby comes out of the mother's body into the world. The contractions push the baby out of the uterus and through the vagina. The midwife helps the mother during birth.