Dhiig

Dareere cas oo muhiim u ah shaqada jidhka, tusaale ahaan: u qaada ogsajiinta dhamaan jidhka oo anti boodhigana geeya qaybta kale ee jidhka ee xanuunsanaysa. Caabuq ayaa soo raaci kara dhiiga.

Blood

Red fluid that has important functions in the body, for example: carrying oxygen all round the body and transporting antibodies to infected body parts. Infections can be passed on through blood.