Dhufaan

Qaliinka ninka ama haweeneyda lagu dhafaanayo si ayna waxba u dhali karin. Dhakhtarku waxa uu jaraa xuunbada biyaha taranka (raga) tuunbooyin ugxaan-side ah (haweenka). Dhufaanku waa qaabka uurka loo baajiyo. Dhufaanka waa la dawayn karaa, laakiin way adag tahay oo badanaana laguma guulaysto. Waxaa loo arkaa inay tahay hab rasmi ah oo uur baajiye ah.

Sterilization

Operation to make a man or a woman infertile. The doctor cuts the sperm ducts (in a man) or ties the fallopian tubes (in a woman). Sterilization is a method of contraception. Sterilization can be reversed, but it is difficult and mostly unsuccessful. It is considered a permanent method of contraception.