Dulin

Waa xayawaan aad u yaryar oo jidhka bilaa aadanka ku dhax nool, oo cuna ama saameeya. Dulinku waxa uu keenaa caabuq, tusaale ahaan infekshanka tiriikomonaas iyo isnidaamiska.

Parasite

Very tiny animal that lives in a person's body, feeds on it and affects it. Parasites can pass on infections, for example trichomoniasis and scabies.