Fargalka gudaha ferjiga

Waa qaababka looga hor tago uurka (qaababka uur baajiyayaasha ah). Fargalka gudaha ferjiga waa bac yar oo wax laga dhax arkayo, oo jilicsan oo ay ku jiraan hormoono. Haweeneydu waxay gelin kartaa fargalka gudaha ferjiga oo waxay ka saari kartaa waxyaabaha sida buushka. Fargalku waxa uu uurka ka ilaalin karaa 4 todobaad.

Vaginal ring

A means of preventing pregnancy (a method of contraception). A vaginal ring is a transparent, flexible plastic ring containing hormones. A woman can insert the ring into her vagina and remove it like a tampon. A ring protects her from pregnancy for 4 weeks.