Fayruska

Waa shay aad u yar oo jidhka soo wareera. Waxa uu si fudud ugu tarmaa unugyada jidhka. Fayrusku waxa uu keeni karaa caabuq iyo xanuun.

Virus

Very small particle that can invade the body. It multiplies easily in the cells in the body. A virus can cause infections and diseases.