Finger garayn

Waa in xubinta taranka qof dareenkeeda la kiciyo iyada oo la gelinayo mid ama wax ka badan oo faraha ah gudaha ferjiga ama dabada. Ama in lagu salaaxo danbaha xubinta taranka iyo kintirka faraha.

To finger

To stimulate someone sexually by inserting one or more fingers in the vagina or anus. Or to caress the labia and clitoris with a finger.