Foosha

Waa nidaamka dhalmada. Inta ay foosha hayso haweeneyda waxaa kolba ay yeelanaysaa naburka foosha waxaana furmaya afka makaanka (afka ilmo galeenka). Marka si wanaagsan uu u balaadho afku, ilmaha ayaa markaa dhalan kara.

Labour

Process before delivery. During labour a woman has contractions and the entrance to the uterus (cervix) opens up. When the entrance is large enough, the baby can be born.