Galmada aan badbaado loo isticmaalin

Xidhiidhka galmo ee lamaanuhu ayna isticmaalin koondhom (ama qaab kale oo uur baajiye ah). Galmada aan la isticmaalin uur baajiyuhu waxa ay horseedi kartaa uur aan la rabin. Galmada bilaa koondhomka ahi waxay horseedi kartaa xanuunada galmada ku faafa.

Unprotected sex

Sexual contact where the partners do not use a condom (or other method of contraception). Sexual intercourse without contraception can lead to an unwanted pregnancy. Sex without a condom can also lead to STIs.