Galmada afka

In qof kale xubnahiisa taranka lagu kiciyo afkaaga ama carabkaaga. Galmada afka raga loo sameeya waxaa loo yaqaan fellatio/a blow job (qajida xubinta taranka ninka). Galmada afka haweeneyda loo sameeyo waxaa loo yaqaan cunnilingus/leef leefid.

Oral sex

Stimulating someone else's sexual organs with your mouth or tongue. Oral sex for a man is called fellatio/a blow job. Oral sex for a woman is called cunnilingus/licking.