Galmooyinka

Waa udub dhaxaadka bilaa aadanka. Waa qaab caadi ah oo wanaagsan oo nafta lagu soo bandhigo. Galmada kaliya kuma taxaluuddo galmo laakiin waxa la socdo waxyaabo tusaale ahaan: raaxada galmada wada raaxaysiga, wada jirka iyo in caruur la dhalo, mabaadii'da iyo mamnuucida rabitaanka galmada ee diinta.

Sexuality

A central aspect of being human. It is a normal and positive way to express yourself. Sexuality involves not only sex but also other matters like for example: sexual pleasure and intimacy, anatomy and having children, taboos and values on sexual orientation.