Gogol dhaaf

Waa in xidhiidh galmo lala yeesho cid kale taas oo ka hor imanaysa heshiiska lamaanaha. Gogol dhaafku waxa loogu qeexaa qaabab kala gedisan xidhiidh kasta. Lamaane kastaa iyaga ayaa go'aansada nooca xidhiidhka ee ay ogol yihiin iyo kayna ogolayn.

Infidelity

Having sexual contact with others contrary to the agreement you have with your partner. Infidelity is defined differently in every relationship. Every couple decides which contacts are possible and which are not.