Gudaha ferjiga

Waa qayb kamid ah qaybta gudaha ee xubnaha taranka ee haweeneyda. Gudaha ferjiga waxay ku xidhiidhisaa makaanka jidhka banaankiisa. Wakhtiga galmada, gusku wuxuu galaa gudaha ferjiga haweeneyda. Caruurtu waxay ka dhashaan gudaha ferjiga.

Vagina

Part of the inner sexual organs of a woman. The vagina connects the uterus with the outside of the body. During sexual intercourse, the penis enters the vagina. Babies are born through the vagina.