Guurka

Waa xaflad iyo heshiis sharci ah oo laga abuuro xidhiidhka sharciga ah ee 2 lamaane. Norway iyo dalal badan oo Yurub ah, qofku waxa uu guursan karaa qof ay isku jinsi yihiin, ama qof ay kala jinsi yihiin.

Marriage

A ceremony and legal contract which creates a legal relationship between 2 partners. In Norway and many other European countries, one may marry someone of the same sex, or someone of a different sex.