Hamo jabka

Mushkilad taas oo, mudo dheer kadib, ninku aanu hamo yeelan ama aanu hamadiisa halkaa ku haynaynin. Waa iska caadi in ninku mararka qaar aanay hamadiisu kicin. Ninku waxa uu qabaa mushkilada hamada marka ay badanaa dhacdo ama mudo dheer aanu yeelan.

Erectile dysfunction

A problem in which, during a long period of time, a man almost never gets an erection or cannot maintain an erection. It is normal that a man sometimes cannot get an erection. A man only has erectile dysfunction when this occurs often and during longer periods of time.