Hormoon

Waa wax uu soo saaro jidhku. Hormoonadu waxay muhiim u yihiin qaadista uurka iyo jinsiga. Hormoonadu waxay sidoo kale saameeya muuqaalka, habdhaqanka, dareenka, iwm.

Hormone

Substance produced by the body. Hormones are important for fertility and sexuality. Hormones also influence looks, behaviour, emotions, etc.