Ibta

Waa buro yar oo soo taagan oo ku taala naasaha dadka badhtankooda. Haween iyo ragu waxay leeyihiin 2 ibood, 1 ba waxa ay ku taal naas. Ibuhu waa xasaasi.

Nipple

Small knob in the middle of a person's breast. Women and men have 2 nipples, 1 on each breast. Nipples are sensitive.