Ilmaha uurka ku jira

Ilmaha ku dhax koraya caloosha hooyada laga bilaabo todobaadka sagaalaad oo kal bilaabanta maalintii uurka la qaaday. Wixii intaa ka horeeya, waxaa loo yaqaan embryo.

Foetus

The child growing inside the mother's belly from the ninth week after conception until birth. Before that, it is called the embryo.