Incest

Waa xidhiidh galmo oo u dhaxeeya 2 qof oo isku qoys ah ama qaraabo isku dhaw ah. Badanaa incest waxa uu ku dhacaa khasab, waxaana dhici karta in mid ama labada lamaaneba ka yar yihiin 18 jir. Incent sharcigu wuu mamnuucay. Sharciga incest way ku kala duwan yihiin dalalku.

Incest

Sexual contact between 2 family members or close relatives. Often incest takes place under coercion, and one or both of the partners may be under 18. Incest is forbidden by law. The law on incest is different in different countries.