Iska soo xaadhka uurka

Biyaha uurka oo meesha laga saaro, tusaale ahaan haddii uurku uu khatar ku yahay nolosha hooyada ama haddii ayna haweeneydu doonaynin uurka. Haddii ay dhacdo inayna haweeneydu doonaynin uurka, iska soo xaadhka uurka waxaa la ogol yahay ilaa iyo 12 todobaad kadib marka ay ugxaantu soo baxaan badanaa dalalka Yurub.

Abortion

Deliberate termination of a pregnancy, for instance if the pregnancy threatens the woman's life or the woman does not want the pregnancy. In the case the woman does not want the pregnancy, abortion is allowed up to 12 weeks after fertilization in most European countries.