Isnadaamiska

Isnidaamiska waxaa lagu kala qaadaa marka labada maqaar is taabtaan, wakhtiga galmada. Calaamadaha waxaa kamid ah cuncun iyo finan maqaarka ah oo u dhaxeeya faraha, dhaxda ama aaga xubinta taranka. Koondhomku qofka kama ilaaliyo isnidaamiska. Isnidaamisku waxa keena cayayaan (xayawaan aad u yaryar)oo ku hoos nool maqaarka. Isnidaamiska waxaa lagu daweeyaa dawo farmasiga laga iibsado oo la is mariyo. Go'yaasha sariirta, tuwaalada iyo dharka waa in lagu maydhaa biyo 60 digrii sentigireedh.

Scabies

Scabies is transmitted through direct skin-to-skin contact, such as during sex. Symptoms include itching and a skin rash between the fingers, on the wrist or near the genitals. Condoms do not protect against scabies. Scabies is caused by parasites (very tiny animals) that lives under the skin. Scabies are treated with an over-the -counter parasite-killing lotion found at the pharmacy. Bed linen, towels and clothes should be washed at 60 degrees centigrade.