IUD

Waxaa jira laba nooc oo IUD ah: IUD-da hormoonada iyo IUD-da naxaasta. IUD-ga hormoonka wata waxaa ku jira hormoono; IUD-da naxaasta ah waxaa la socda naxaas. Laba nooc ee IUD waxay ka hortagaan uurka. IUD waa shay yar oo xirfadlaha caafimaadku uu geliyo makaanka. Waxa uu ku jiraa makaanka mudo sadex ilaa shan sanadood ah. Marka uu wakhtigu gaadho, waa in la badalaa.

IUD

There are two types of IUDs: the hormonal IUD and the copper IUD. The hormonal IUD contains a hormone; the copper IUD contains copper. Both IUDs prevent pregnancy. An IUD is a small object that a health professional inserts into the uterus. It can remain in the uterus for three or five years. After this time, it must be replaced.