Jinsi

Jinsigu waa fahanka bulshada ay ka qabto waxa ay ka dhigan tahay jinsiga gaarka ahi. Jinsiga waxaa la siiyaa waxyaabaha sida waxa ay bulshadu uga fadhido sida (tusaale ahaan) ninka ama naagtu sida ay tahay inay u dhaqmaan (kaalinta jinsiga), sidoo kale waxa ay aaminsan yihiin iyo fikirka ku saabsan qaabka jidh ahaaneed ee jinsiyada kala duwan ama waxa lagu yaqaan jinsiyada kala duwan.

Gender

Gender is the understanding a community has of what it means to have a particular gender. The gender is given by things like the expectations a community has to how (for example) a man or a woman should behave (gender roles), as well as beliefs and ideas about what the physical characteristics of the different genders are or what is typical of the different genders.