Jooniska C

Jooniska C waa xanuun galmada lagu kala qaado, dhiiga, sida, marka waxyaabaha afka leh la wadaago, cadayga ama siriinjiga ama marka la sameeyo galmo aan wax badbaado ah loo isticmaalin ee lamaanahaaguna leeyahay nabur afka kala haya. Joonista C waxa uu keenaa caabuq beerka ah. Badanaa dadku wax calaamad ah ma yeeshaa marka ay qaadaan. Isticmaalka koondhomka marka galmada la samaynayo waxay hoos u dhigtaa khatarkta in caabuqan la qaado. Jooniska C ay keentay fayras. Ma jiro wax talaal ah oo kaa ilaalin karaa jooniska/cagaarshowga C. Infekshanka waxa lagu daweyn karaa dawooyin. Daweyntu waa bilaash. Dadka intooda badan way caafimaadaan haddii ay qaataan dawada. Kuwa aan bogsanin waxa ay qaataan dawooyin ka hortaga ama dib u dhiga in uu yimaado xanuun beerka ah.

Hepatitis C

Hepatitis C can be transmitted sexually, through blood, e.g. sharing a razor, toothbrush or syringe or having unprotected sex with a partner who has open wounds. Hepatitis C causes a liver infection. Most do not get any symptoms upon infection. Using a condom when having sex reduces the risk of infection. Hepatitis C is caused by a virus. There is no vaccine that protects against hepatitis C. The infection can be treated with medication. The treatment is free of charge. Most people will get well with medication. Those who do not get well get medications that prevent or delay the development of liver disease.