Kacsanaan

Isku dhawaansho. Qadarin iyo daryeel diiran oo midba midka kale ah. Kacsanaantu waxay noqon kartaa jidh, dareen ama ruuxiyan.

Intimacy

Close bond. Respectful and tender care for each other. Intimacy can be physical, emotional or spiritual.