Kala bax

Waa in guska laga saaro gudaha ferjiga kahor inta ayna biyuhu ka iman. Tani waa uur baajiye (uur baajiye) dabiici ah laakiin laguma kalsoonaan karo. Ragu mar kasta lama baxaan guskooda waxaana dhici karta inay ku dhibcaan biyaha taranka haweeneyda ee guska ka yimaadaa kahor inta ayna biyaha taranku ka wada iman.

To withdraw

To pull the penis out of the vagina just before ejaculation. This is a natural but unreliable way of preventing pregnancy (contraception). Men do not always withdraw in time and sperm cells can drip from the penis before ejaculation.