Kiniinka ka hortaga uurka

Kiniin looga hor tago uurka (qaababka uur baajiyayaasha ah). Kiniinka uur baajiyuhu waxa uu keliya wax taraa marka ay haweeneydu qaadato maalin kasta mudo.

Contraceptive pill

Pill that prevents pregnancy (a method of contraception). The contraceptive pill is only effective when a woman takes it every day at a fixed time.