Kiniinka uur baajiyaha gurmadka degdega ah

Kiniinka ay haweeneydu qaadato marka ay galmo samaynayso marka ayna isticmaalin uur baajiye oo ayna doonaynina inay uur qaado. Waxaa loo yaqaan kiniinka "aroorta xigta". Kiniinku waxa uu hoos u dhigaa khatarta uurka laakiin laguma kalsoona 100%. Haweeneydu waxa looga baahan yahay inay qaadato kiniinka uur baajiyaha ah ee gurmadka degdega ah isla marka ugu horeysa ee galmada kadib, ugu badnaan 3 maalmood kadib. Kiniinka uurbajiyaha gurmadka degdeg ah maaha qaab uur baajin.

Emergency contraceptive pill

Pill taken by a woman after sexual intercourse when she did not use contraception and does not want to get pregnant. Also called "morning-after" pill. The pill reduces the risk of getting pregnant but is not 100% reliable. The woman needs to take the emergency contraceptive pill as soon as possible after sex, at most 3 days later. The emergency contraceptive pill is not a method of contraception.