Ku dhimashada uurka

Ku dhimashada uurku waxa ay dhacdaa marka ilmaha uurka ku jiraa uu ku dhigto makaanka hooyadii. Marka ilmaha uurka ku jiraa uu dhinto, hooyadu waxay yeelataan naburka foosha oo way dhashaa. Mararka qaar dhakhtarka ayaa ku sameeya qaliin. Badanaa lama yaqaan sababta ilmaha uurka ku jiraa uu u dhinto.

Stillbirth

A stillbirth occurs when a foetus dies in the mother's uterus. Once the foetus has died, the mother can have contractions and deliver. Sometimes the doctor needs to perform a caesarean section. Often no-one knows why the foetus died.