Kufsi

Kufsigu waxa uu ka dhigan yahay inaad galmo la samayso qof isaga oo aan ogolaansho laga qaadin ama aan xoriyad lasiinin. Kufsiga waxaa kamid ah khasbid, caga juglayn ama tacadi in qofku galmo kula sameeyo. Sidoo kale waxaa kamid ah in galmo lala sameeyo qof aad u sakhraansan oo aan awoodin inay ogolaansho bixiyaan ama in galmo lala sameeyo qof hurda ama suuxsan. Norway, xidhiidh kasta oo galmo oo lala sameeyo ilmo kayar 14 jir waxaa loo yaqaan kufsi.

Rape

Rape means having sex with another person when consent is not obtained or not given freely. Rape includes using force, threats or violence to have sex with someone. It also includes having sex with someone who is so intoxicated that they are not able to give consent or having sex with someone who is sleeping or is unconscious. In Norway, any sexual contact with children under 14 years of age is defined as rape.